Haweeney caawa isku daldashay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Haweeney ka tirsaneyd qoys degan degmada Yaaqshiid gaar ahaan agagaarka daarta Wiif ayaa caawa isdal dashay sida ay sheegeen xubno ka tirsan qoyskeeda. Xaawo Cali Maxamed ayaa aheyd qof Xaas ah, waxayna ehelkeeda sheegeen in Gurigii ay deganeyd ay isku soo xirtay kadibna ay Xarig u isticmaashay dilkeeda. Mahad Cabdulle Macow Maxamed oo ay Ilmo … Continue reading Haweeney caawa isku daldashay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya